Annual subscription
$37.00

Golaha Wakiillada Puntland ayaa isku badelay Gole Degaan ee degmada Garowe ee Gobolka Nugaal.
Liiska ka hadashay furitaanka Golaha Wakiillada shalay, June 15, 2019, waxay ku bilaabatay sidaan, aayadaha Qur’anka kadib:
Guddoomiyaha Degmada Garowe
Guddoomiyaha Gobolka Nugaal
Islaan Ciise Islaan Maxamed
Madaxweyne Abdirahman Faroole
Furitaanka Golaha Wakiillada waxaa loo balamay 8:00 subaxnimo. Guddoomiyaha Golaha Wakiiladu wuxuu yimi 9.30. Madaxweynuhu 10:00.
Waxaa durba bilaabatay olale doorasho Madaxweyne cusub iyo moshin lagu tuurayo Guddoomka Golaha Wakiillada.
Murashaxxa Madaxweyne ee haatan soo shaacbaxay waa Guddoomiyaha Aaran Jaan, Maxamuud Shido, marka lagu guuleysto cayrinta Madaxweyne Deni.
Warsame Digital Media WDM
ismailwarsame.blog
@ismailwarsame