IN MEMORY OF HIRSI MAGAN ISSE

I met with Hirsi Magan for first time in 1981 in Ras Hotel in Addis Ababa. At the time, I was a young university graduate and a fresh defector to the opposition from Somali Civil Service. At that particular moment, as he seemed to me that he was preaching religious messages to a group of SSF (Somali Salvation Front) comrades sitting around him, he struck me as a deeply religious man with a radical approach to the spread of Allah’s Message.

Later, I knew him as a strong political opponent of then SSF chairman, Abdillahi Yusuf. Like all exile armed oppositions, SSDF had developed into different wings and factions within. There was stiff political infighting among the leaders of the organization. The Derg regime of Mengistu Haile-Mariam had been facilitating and enhancing internal conflicts with the organization for its political ends in Somalia. Mr. Magan belonged to the religious Wing as opposed to the Left led by Abdirahman Aydid’s Communist Party and Labour Party headed by Said Jama, with hardline and hardened attitude to issues of political contention. While this was happening with the organization, he asked me one day casually, “are you simply an engineer, not a politician at all?”. I was puzzled as I had no answer for him. Luckily, he had changed the subject quickly, to my great relief.

His opposition to the leadership of SSDF had led him eventually to join SNM (Somali National Movement), a secessionist Northwestern Somali armed opposition front. Later, he was reportedly regretted joining SNM. Nevertheless, he wasn’t happy with the slow pace of armed struggle against Barre Dictatorship in Somalia. That is why he had decided to fake defection to the Regime, only to attack government officials and security forces in the District of Eyl in Nugaal Region in 1987 with a small group of his followers. He was chased out of the Eyl, but that was recorded as the most daring ambush yet against Barre’s authority in Nugaal Region.

Hirsi Magan, the father of the notorious critic of Islam, Ayan Hirsi Ali, was a pioneer in Somali script writing called Osmania, through Somali Language Club (Goosanka Afka Soomaaliga) in the 1940s. He was a great short stories writer and literary man. He was a graduate of Columbia University Faculty of Anthropology in New York, USA. Many had enjoyed his famous radio program series “Laaska Daawada” (The Holy Water), broadcasted over SSDF rebel Radio (Radio Kulmis, the Voice of SSDF) at the time. Laaska Daawada  was a hard-hitting and popular satire and critique of Barre Military Dictatorship. It is considered a major opposition literature, together with the famous poems of Khalif Sheikh Mohamud. As a teenaged, Hirsi Magan was a recognized Somali Youth League (SYL) activist and among the young vanguards of the organization leading the struggle for Somali independence. That distinction gave him an opportunity to secure SYL- sponsored scholarship to America. During the foundation of Puntland  State of Somalia in 1998, Hirsi Magan’s son competed for the New State’s presidency, securing only one delegate’s vote. That vote was casted for him by Abdullahi Yusuf, then Pl President-to-be and late President of Somalia.

.

Ayan Hirsi Ali [Magan]
Poet Khalif Sheikh Mohamud

https://ismailwarsame.blog/2015/01/02/khalif-sheikh-mohamud-the-undisputed-poet-of-his-time/

Author of the article

AN IMPORTANT INTERVIEW

Please hook up Minister Juxa

SHARIIF, INA SHARIIFKEE TAHAY?

W.Q: Ismaaciil Xaaji Warsame

“Haduusan aabbahaa Shariif ahaan jirin, dee aniguba Shariif baan ahay”. Su’aashaa waxaa Shariif Xasan weydiiyey Madaxweyne Cabdullaahi Yusuf. Shariif Xasan markaa wuxu ahaa Guddoomiyaha Baarlamaankii KMG ahaa ee Soomaaliya. Su’aashu waxay salka ku hay’saa sicir-bararka madax-dhaqameedyada Soomaalida.

Dawlad Goboleedka Puntland ee aasaas ahaan ka dhisantay madax-dhaqameedyada iyo waxgaradka dadweynaha gobollada midoobay, waxay dhaxashay sadex dabaqo ee madax-dhaqameed:

  1. Soo jireen
  2. Dawladdii Siyaad Barre ka abuurran
  3. Gadaal ka abuurran aan joogsi la hayn

Mar hadday door horseednimo ka qaateen aasaaskii dawladda Puntland, waxay noqdeen awood dawladda ka sarreysa, qaarkoodna uba qaatay in dawladdu tahay shaqaale iyaga hoos imaanaya. Waxba kuma jabna taa, marka laga eego in dawladdu tahay adeeggaha dadweynaha. Waxayse arrintu dhib noqoneysaa markii madax-dhaqameedyadu soo farageliyaan hawl-maalmeedka iyo awoodda dastuuriga ah ee Dawladda, sida ka dhacday Puntland sanaddadii 2000-2001.

Waagaa, Islaan Maxamed Islaan Muuse ayaa fara-marooqsaday curadnimada madax-dhaqameed ee Harti, isagoo u maraya saldhiggiisa Garowe ee ah Magaalo-madaxda Dawladda Puntland. Islaan Maxamed, markaa wuxu qaatay doorka Ayatullaha Puntland. Madaxweynaha Dawladdu, si joogta ah ayuu guriga Islaanka u soo booqan jirey, la tashi iyo salaanba. Xiriirkaa dhaw ee laba mas’uul , wuxu ku dambeeyey in Madaxweynihii Dawladda madaxnimada laga eryo.

Boqor Maxamuud Boor Muuse iyo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle, labaduba waa ka curadsanyihiin Islaan Maxammed Islaan Muuse, marka laga eego Saldanada Majeerteen.

Boqor Maxammud wuxu ahaa nin ahlu diin ah, oo inuu duceeyo mooyee, wax kale aan danayn. Yeelkeede, waagaa sharkii waxaa u qaaday ninka maroorsaday wakiilnimada Boqorka, Cabdullaahi Boqor Muuse “King Kong”,deedna isagu Boqorkii noqday. Islaan Bashiir waa nin dhawrsan, afgaaban, siyaasaddana iska ururiya, marar badanna diiday in isaga siyaasad loo adeegsado.

Waxa iyana jirey madax-dhaqameedyo kale oo aan tiro yarayn, curadna ah, door weyna ka soo qaatay guullihii Puntland.

Dhibta madax-dhaqameedyadu waxay mar kale dawladda qabsatay, markii soo jeedin la dhex-keenay Golaha Wasiirrada in gunno loo qoondeeyo Isimada Puntland. Wasiirkii Arrimaha Gudaha, oo markaa ahaa Axmed Cabdi Xaabsade, ayaa ku adkaystay in A, B, C daraja ah loo qoondeeyo gunnada madax-dhaqameedyada, taa oo la isku mariwaayey, go’aankeedana Madaxtooyada Puntland loo daayey. Madaxtooyada uma cuntamin soo jeedinta Wasiir Xaabsade ee A, B, C-da. Saf-balaaran ayey arrintii ku dambeysay.

Waxaa ka soo qaybgalay shirkii Imbagathi ee Kenya 2002-2004, Dhowr Madax-dhqan oo Beesha Mareexaan ah, kuwaa oo Ugaaska Guud ee beeshu, Ugaas Cumar, ka carooday, Shirkiina uga kacay. Waxaa loo saaray madax-dhqameedyo uu hoggaaminayo Garaad Saleemaanka Maxamuud Garaad/Dhulbahante, si ay u soo caro-celiyaan Ugaas Cumar. Ugaas Cumar waxa lagu yiri: “Waxaad tahay, Ugaas, soojireen ah. Waagii Siyaad Barre faragelinayey dhaqanka Soomaaliyeed, isaga oo magaccaabi jirey madax-dhaqameedyo beeleed, waad ka aamustay. Kama aad celin Siyaad Barre, kamana aadan talin khatarta ay faragelintaa uleedahay dhaqanka Soomaaliyeed. Annagu, kuwii uu noo magacaabey Siyaad Barre, ayaan iska qaadanay. Ugaas, adiguna tan aqbal”.

Qore: Ismaaciil X. Warsame
E-mail: ismailwarsame@gmail.com
Twitter: @ismailwarsame

Ismaaciil Xaaji Warsame waa qoraa ka faallooda arrimaha siyaasadda Soomalida, waxaanu ka mid ahaa aasaasayaashii dawlad goboleedka Puntland, isagoo islamarkaana ahaa agaasimaihii madaxtooyada Puntland intii u dhexeysay 1998-2004. Ismaaciil waxa uu ka mid yahay qorayaasha sida joogtada ah wax ugu soo qora degelka Wardheernews.

(Credit:Wardheernews)