SENATOR GAAGAAB

One thought on “SENATOR GAAGAAB

  1. Mudane Ismaaciil Xaaji

    Ugu horeyn qoraalkan kooban ee aad uga hadleyso Mudane/Senator Maxamed Cali Yuusuf “Gaagaab” waxaa ku jira khaladaad badan oo xaga qoraalka Af-Soomaaliga ah oo aan lagaaga baran. Fadlan iska-sax khaladaadkaas.

    Tan labaad ma fahmin xiriirka ay sheekadani la leedahay ka mid noqoshada odeyga ee Aqalka Sare ee Soomaaliya. Waxaan ogahey in uusan isagu shakhsiyan raadsan kursigaas hase yeeshee maamulka Puntland la doontey isagoo xataa dalka ka maqan. Waa odey soo shaqeeyey, khibrad badan u leh hawlaha dowladnimada. Labadii sano ee ugu danbeysay wuxuu ka shaqeynayey Xamar isagoo xubin fircircoon ka ahaa guddigii dib-u-eegista dastuurka. Wax badan baad ka qori kartaa taariikhdiisa, nin habari dhashey hal ma seegi maayo. Waxaan isleeyahay wixii ka khaldamey horey maanta wuu sixi karaa, wuxuuna cayaari karaa door muhiim u ah Puntland iyo Soomaaliya guud ahaa. Adigoo la soo shaqeeyey sannadihii la aasaasey Puntland waxay aheyd in aad siiso qiimeyn intaas ka badan iyo taariikh intaas ka faahfaahsan.
    Mahadsanid

    Cali Xaaji Warsame

    Like

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s