Walaalayaal,
Waxaa dhamaantiin la idin ku wargelinayaa in Wasiir Axmed Xussen leeyahay isu-soobax (Rally and Nomination Event) 17-ka Bisha August 2018, saacadda 6-da fiidnimo, dib loogu sharaxayo Xildhibaannimada Xisbiga Federal Liberal Party ee Xaafadda York South-western ee Magaalada Toronto.
Sidaa awgeed, waxaa dhamaantiin, si qadarinleh, la idin xusuusinaaya, la idinkana codsanayaa kasoo qaybgal buuxa, shardina maahan in aad dagantihiin Xaafadda York South-western.
Ismaaciil Xaaji Warsame
One thought on “USU-SOOBAX MUSHARNIMADA XILDHIBAAN AXMED XUSSEN”