KALADOORKA “UBAXXA KACAANKA” IYO “KACAANKA”

Taliskii caadaadiska ciidan ee Siyaad Barre, oo dalka ku amar-taaglaynjirey, intayan Xamar ka cayrsan kuwo qaar-qaawan, oo qayd guntan, wuxuu lahaa olalayaal qiq isku qaris ah, oo la mid ah kuwa ay haatan adeegsanayaan ubaxxa kacaanka Muqdisha. 


Balse, intaan adiga laguu sheego-xumayn, iskuday in aad arrimahan u guurgasho. Dedna, dadka la wadaag qiimayntaada.

Talo-xumadii lagusoo jabay ku celcelisay!


Jimce Wanaagsan!

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s