Taliskii caadaadiska ciidan ee Siyaad Barre, oo dalka ku amar-taaglaynjirey, intayan Xamar ka cayrsan kuwo qaar-qaawan, oo qayd guntan, wuxuu lahaa olalayaal qiq isku qaris ah, oo la mid ah kuwa ay haatan adeegsanayaan ubaxxa kacaanka Muqdisha.
Balse, intaan adiga laguu sheego-xumayn, iskuday in aad arrimahan u guurgasho. Dedna, dadka la wadaag qiimayntaada.
Talo-xumadii lagusoo jabay ku celcelisay!
Jimce Wanaagsan!
You must be logged in to post a comment.