MUSUQMAASUQQU PUNTLAND MA LAANDHEERE AYUU KA NOQDAY?

Annual subscription

$37.00

Garowe, June 17, 2019

Bal eeg Ajendaha horyaal Golaha Wakiillada curdanka ah ee Puntland.

Maxaa kaaga baxay? Maxaa ka maqan oo ay mudnayd in ay ka muuqdaan?

Meeday la dagalanka musuqmaasuqqa?
Meeyey hawlgalintii hay’adaha Madaxxa Banaan sida Hanti-dhawrka, Xisaabiyaha Guud iwm?
Meeday kala xisaabtanka dawladda cusub balanqaadyadii lugu soo doortay?

Meeday ilaalinta deeganka, ka hortagga xalufinta iyo dhibaatooyinka dabiiciga ah?
Meeday la dagaalanka xagjirka iyo argagixisadu?
Meeday shaqo-abuurka dhalinyarada?

Meeday qaylo-dhaan ku aadan midnimada Puntland, Soomaaliya iyo sugidda amniga guud, oo isku xiran?
Meeday dib-usoo-noolaynti malgashiga iyo koobcinta dhaqaalaha Puntland?

Samaynta Ajendaha Golaha Wakiillada waxaa saamayn weyn kuleh Madaxweynaha, waana awoodaa in uu meelmarsiiyo hadii uu helo Guddoom, Gudiga Joogta ah iyo xubnaha Golaha Wakiillada oo jilicsan, awoodooda dastuuriga ah ee xoogga weyn ayen garanayn, sida ay haatan u muuqato.

Dal iyo imberadooriyedba waxaa dumiya musuqmaasuq baahay oo dhaqangalay sida tii taarikhda kasoo dhacday: Islamic Caliphate, Roman Empire, Somalia, Soviet Union iwm.

Darbiga Weyn ee Shiinaha waabaa cawdugu soo galey musuqmaasuq awgiis (The Great Wall of China was once penetrated by the enemy of the time because of curruption).

La dagaalanka musuqmaasuqqa Puntland iyo Soomaaliyaba waa arrin mudnaanta koowaad haatan leh ee wax-qabadka goleyaasha dawladda.

Hadii aan deg deg loo bilaabin olaha la dagaalanka musuqmaasuqqa, dadweynha Puntland waxay u qaxidoonaan, goor aan dheerayn, Muqdisha, Addis Ababa, Nairobi iyo ka fog – Puntland waxay ku dambayn gacanta Oromo, Al-Shabab iyo Digil & Mirifle, oo hadaba xawli ku socota.

Musuqmaasuqqu markuu “Laandheere” gaaro, ciduna waxba kama qaban karto, dadka iyo dalkuna waa haligmayaan…..!

Talo ka dhiibo arrimahaan masiiriga ah.

https://Ismailwarsame.blog

@ismailwarsame

WDM LETTER OF APPRECIATION

WDM LETTER OF APPRECIATION

Annual subscription

$37.00

Garowe, June 17, 2019

Dear WDM Blog subscriber

Thank you very much, indeed, for being our valued digital subscriber. Please, welcome on-board!

We are pleased to inform you that your subscription is good for one full year starting from the day of your subscription. For new a new subscriber, once we receive your payment of 37 US dollars, we shall send you WDM ACCESS KEY immediately. We are happy to serve you as a valued customer.

Congratulations on your wise decision to come on-board as our valued reader! We appreciate your membership and look foward to your feedbacks.

With the compliments of

Warsame Digital Media WDM,

Contact Person:

Ismail Warsame

Ismail@ismailwarsame.blog
@ismailwarsame

WhatsApp: +1 647 570 5380

Tel: +252 66 178 3707
Tel: +252 90 681 4371