Somalia’s Constitution Applies To The Presidency Too, Court Rules – OpEd https://www.eurasiareview.com/08112026-somalias-constitution-applies-to-the-presidency-too-court-rules-oped/
https://ismailwarsame.substack.com/p/can-we-speak-up
Paraguay’s Banking Crisis And The Fragility Of Somalia’s Mobile-Money Economy – OpEd https://www.eurasiareview.com/06112026-paraguays-banking-crisis-and-the-fragility-of-somalias-mobile-money-economy-oped/
https://1drv.ms/w/c/cb6078ee2fdb0045/IQDPc9vxotVPSrENwhS77qg3AfZgB8qx6yNu7CsGWHOcPco
https://ismailwarsame.substack.com/p/somalias-economy-at-the-mercy-of
Somalia’s Emptying Bases And The Security Question No One Has Answered – OpEd https://www.eurasiareview.com/04112026-somalias-emptying-bases-and-the-security-question-no-one-has-answered-oped/
https://ismailwarsame.substack.com/p/puntland-constitutional-amendments
Qiimayn Dastuuri ah iyo Talooyin ku Saabsan Sagaalka Qodob ee Xukuumaddu Soo Jeedisay Qore: Ismail H Warsame Hordhac Dastuurku waa heshiiska aasaasiga ah ee shacabka iyo dowladda, waana saldhigga sharciyadda hay’adaha, xuquuqda muwaadiniinta iyo xaddidaadda awoodda dowladda. Wax-ka-beddelkiisu waa inuu waafaqsanaadaa mabaadi’da sarreynta Dastuurka, awoodda shacabka, kala-soocidda awoodaha, madax-bannaanida Garsoorka iyo isla-xisaabtanka. Qiimaynta Sagaalka Qodob … Continue reading ARAGTIDA MUWAADINKA EE WAX-KA-BEDDELKA DASTUURKA PUNTLAND 2026 →
Qore: Ismail H Warsame Wax-ka-beddelka Dastuurka Puntland ma aha hawl degdeg lagu dhammeeyo ama go’aan siyaasadeed oo Xukuumadda iyo Baarlamaanku keliya ku koobi karaan. Dastuurku waa heshiiska aasaasiga ah ee shacabka Puntland, sidaas darteed wax-ka-beddelkiisu wuxuu u baahan yahay daraasad qoto dheer, wadatashi dadweyne oo ballaaran, iyo is-afgarad siyaasadeed iyo bulsho. Waa in la dhisaa … Continue reading Wax-ka-beddelka Dastuurku Ma Aha Xal Degdeg ah: Baahida Wadatashi Dadweyne iyo Is-afgarad Siyaasadeed →
Before The State: Polity, Identity And Order In Precolonial Somalia – OpEd https://www.eurasiareview.com/29102026-before-the-state-polity-identity-and-order-in-precolonial-somalia-oped/