AFFEEFTA WDM

Dadweynaha Soomaaliyeed waa lagala taliyey arrimaha ka jira ama ka dhacaya dalka. Hadda iyo hadhowba ma eedayn karaan odayaal iyo aqoonyahannaba. Ma oran karaan saa mamoodeen. Arrimaha ka taagan dalkoo dhan waa lala socodsiyey: Muqdisha, Jubbada, Somaliland, Puntland, Galmudugh, Hirshabelle iyo Koonfur-Galbeedba. Khataraha jira iyo faragelinta shisheeyeba xoog ayaa looga faalooday. Burburka ku socda heshiisyadii […]

AFFEEFTA WDM

Leave a comment