WDM: WARSAXAAFEED DEG DEG AH

Dagaalka baraha bulshada ee ka dhex socda #CBB iyo kooxxa kasoo horjeeda, Yamyamka Baraha Bulahada (YBB), ayaa gaaray heerkii ugu ba’naa ayaamahaan.

Iskajir, oo ka fiirso waxa ay qorayaan ama kaga hadaaqayaan Facebook-ga iyo Youtube-ka inta uu socdo isqabadka siyaasadeed/dastuuri ee Farmaajo iyo Rooble.

Iibso buugta WDM oo ka hel: https://amazon.com/author/ismailwarsame

One thought on “WDM: WARSAXAAFEED DEG DEG AH

Leave a comment