In case you missed.
Month: December 2015
DAMBIYO AADAMI IYO KU XADGUDUB DASTUURRADA PUNTLAND IYO FEDERAALKA
Warsame Policy & Media Network (WAPMEN)
Su’aasha ugu weyn ee maanta Puntland la iska weydiinayo: waa maxay doorka iyo waajibka dastuurriga ah ee Baarlamaanka Puntland dulsaaran marka la eego fal-dambiyeedii dhawaan ka dhacay magaalada Gaalkacayo, ku xadgudubka cad ee dastuurrada Puntland iyo Federaalka iyo in masiirkii Somalia iyo Puntland gacanta loo galiyo Kooxda Muqdisha iyo “GalMudugh”?

CRIMES AGAINST HUMANITY AND VIOLATION OF PUNTLAND AND FEDERAL CONSTITUTIONS
Warsame Policy & Media Network (WAPMEN)
The biggest question today in Puntland State is: What is the position and constitutional responsibility of Puntland Parliament with regards to the recent crimes against humanity in Gaalkacayo, violation of Puntland and Federal Constitutions, and free hand given to the Mogadishu Ruling Clique and “GalMudugh” on the fate of Puntland and Somalia?