“SHARIIF, INA SHARIIFKEE TAHAY”?

“Haduusan aabahaa Shariif ahaanjirin, dee aniguba Shariif baan ahay”. Su’aashaa waxaa Shariif Xasan weydiiyey Madaxweyne Cabdullaahi Yusuf. Shariif Xasan markaa wuxu ahaa Guddoomiyaha Baarlamaan Ku-Meel-Gaar ah ee Somalia. Su’aashu waxay salka ku hay’saa sicir-bararka madax-dhaqameedyada Somalia.

Dawladda Puntland ee asaas ahaan ka dhisantay madax-dhaqameedyada iyo waxgaradka dadweynaha gobollada midoobay, waxay dhaxashay sadex dabaqo ee madax-dhaqameed:

1. Soo jireen
2. Dawladdii Siyaad Barre ka abuurran
3. Gadaal ka abuurran aan joogsi la hayn

Mar haday door horseednimo ka qaateen aassaaskii dawladda, waxay noqdeen awood dawladda ka sareysa, qaarkoodna uba qaatay in dawladdu tahay shaqaale iyaga hoos imaanaya. Waxba kuma jabna taa, marka laga eego in dawladdu tahay adeeggaha dadweynaha. Waxayse arrintu dhib noqoneysaa markii madax-dhaqameedyadu soo frageliyaan hawl-maalmeedka iyo awoodda dastuuriga ah ee Dawladda, sida ka dhacday Puntland sanadaddii 2000-2001.

Waagaa, Islaan Maxamed Islaan Muuse ayaa fara-marooqsaday curadnimada madax-dhaqameed ee Harti, isagoo u maraya saldhigiisa Garowe ee ah Magaalo-madaxda Dawladda Puntland. Islaan Maxamed, markaa wuxu qaatay doorka Ayatullah-ga Puntland. Madaxweynaha Dawladdu, si joogta ah ayuu guriga Islaanka u soo booqanjirey, la tashi iyo salaanba. Xiriirkaa dhaw ee laba mas’uul , wuxu ku dambeeyey in Madaxweynihii Dawladda madaxnimada laga eryo.

Boqor Maxamuud Boor Muuse iyo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle, labaduba waa ka curadsanyihiin Islaan Maxammed Islaan Muuse, marka laga eego Saldanada Majeerteen.
Boqor Maxammud wuxu ahaa nin ahlu diin ah, oo inuu duceeyo mooyee, wax kale aan danayn. Yeelkeede, waagaa sharkii waxaa u qaaday ninka marooqsaday Wakiilnimada Boqorka, Cabdullaahi Boqor Muuse “King Kong”,deedna isagu Boqorkii noqday. Islaan Bashiir waa nin dhawrsan, afgaaban, siyaasaddana iska ururiya, marar badanna diiday in isaga siyaasad loo adeegsado.

Waxa iyana jirey madax-dhaqameedyo kale oo aan tiro yareen, curadna ah, door weyna ka soo qaatay guullihii Puntland.

Dhibta madax-dhaqameedyadu waxay mar kale dawladda qabsatay, markii soo jeedin la dhex-keenay Golaha Wasiirrada in gunno loo qoondeeyo Issimada Puntland. Wasiirkii Arrimaha Gudaha, oo markaa ahaa Axmed Cabdi Xaabsade, ayaa ku adkaystay in A, B, C daraja ah loo qoondeeyo gunnada madax-dhaqameedyada, taa oo la isku mariwaayey, go’aankeedana Madaxtooyada Puntland loo daayey. Madaxtooyada uma cuntami soo jeedinta Wasiir Xaabsade ee A, B, C-da. Saf-balaaran ayey arrintu ku dambeysay.

Qoraal Ku Dar (Addendum) : Waxaa ka soo qayb-galay shirkii Imbagathi ee Kenya 2002-2004, Madax-dhqameedyood dhawr ah ee Beesha Mareexaan, kuwaa oo Ugaaska Guud ee Beeshu, Ugaas Cumar, ka carooday, Shirkiina uga kacay. Waxaa loo saaray madax-dhqameedyo uu hogaaminayo Garaad Saleemaanka Maxamuud Garaad/Dhulbahante, si ay u soo caro-celiyaan Ugaas Cumar. Ugaas Cumar waxa lagu yiri: “Waxaad tahay, Ugaas, soojireen. Waagii Siyaad Barre faragelinayey dhaqanka Soomaaliyeed, isaga oo magaccaabijirey madax-dhaqameedyo beeleed, waad ka aamustay. Kama aad celin Siyaad Barre, kamana aadan talin khatarta ay faragelintaa uleedahay dhaqanka Soomaaliyeed. Anagu, kuwii uu noo magaccaabey Siyaad Barre, ayaan iska qaadanay. Ugaas, adiguna tan aqbal”.

Qore: Ismail H. Warsame
E-mail: ismailwarsame@gmail.com

How Did We start Puntland Founding Administration?

The only office premise that existed in the entire North-Eastern Regions in August of 1998 was that of the Governor of Nugaal Region in Garowe.The Ruling Administration of SSDF in the Regions did not even have an office. We outlawed it immediately, among other Civil War organizations, in that part of Somalia.

To kick-start a novel regional state administration, we had to borrow an occupied vocational school away from the City of Garowe across the “Togga Manjo-Qarshe” to the North. I had personally established eight office rooms in the school building for sharing between the entire cabinet consisting of the President, Vice President and nine Cabinet Ministers. The only computers we used were my two personal HP laptops and a portable printer, running out of cartridges all the time. On the top of that, we were two billion and half Shillings in public debt, incurred in the holding of two major conferences: Consultative and Constitutional, extending to months of Congress deliberations. In addition, the International Community left us to our own device because of the inclusion of Sool and Sanaag in Congresses and state formation. SSDF leadership feverishly and strongly opposed to Sool and Sanaag joining Northeastern Regions. All Southern warlords were conspiring against us. Somaliland was threatening us because Sool and Sanaag issue. In other words, it was like starting from ground zero with a lot of insurmountable difficulties, sailing through storms in unfamiliar waters. We did not have the opportunity the formation of Somaliland enjoyed by taping into rich and committed overseas business communities in Arab Gulf, ready to liberate themselves from the “Southern Domination”. This may give some one an idea of how incredible our situation was at the time. One may think of Ethiopia giving us a helping hand to create Puntland State; Not at all, and not in any capacity.

Addendum: SSDF Chairman then, Mohamed Ashir Muse (Haabaan), did not believe that Daarood Bari (Eastern Darood) could stand alone on their own without the Hawiye in Mogadishu. Some Traditional Leaders led by Garaaad Abqani Garaad Jama were pushing for an Emirate type of administration for the New Regional State. We overcame a lot of other obstacles along the way.

Adjunct: That was how we modestly started Puntland with a lot of difficulties bravely met with persistence and lot of perseverance.

Postscript: On the top of that, we had to champion for and  lead the way for the re-institution and re-construction of the Failed State of Somalia. It was an historic mission, I believe, we had finally succeeded, despite it is yet a long way to march to the final victory.

Ismail H. Warsame

ismailwarsamegmail.com/@ismailwarsame

Ismail Warsame: 07 September 2015 – Morning Headlines

http://imailwarsame.blogspot.ca/2015/09/07-september-2015-morning-headlines.html?m=1

Fox News Embarrasses Dick Cheney On Iraq And Iran

http://m.huffpost.com/us/entry/55ec450de4b093be51bbb96f?ozzx5hfr&ncid=fcbklnkushpmg00000063

The Three Boundary Issues of Somalia

Source: The Three Boundary Issues of Somalia

The Three Boundary Issues of Somalia

There are three border issues of Somalia:

1. The Italo-Ethiopian Boundary of the 1830s that lied to the North of Jigjiga, now in Ethiopia.

2. The Italo-British Boundary of Colonial Administrations of Somalia that lied North of Garowe in the Nugaal Region, now in Puntland State of Somalia.

3. The “Linea Tomazelli” ( sanctioned by the Tomazelli Boundary Commission of 1880s) Clan Boundary of Darood and Hawiye in Mudugh Region that lied South of Dusamareed, the Capital of now Galgaduud Region, before the 1960 Independence of Somalia. later, Siyad Barre Military Administration partitioned Mudugh into two regions, Mudugh and Galgaduud in the late 1970s.

The entire Galgaduud Region and parts of Southern Mudugh, now the under the claim of Galmudugh should, technically fall under a Darood administration if the inhabitants there so desire.

This is the most recent historical perspective of the Three Boundary Issues.