DHACDOOYINKA NAGU XEERAN

Maalmaha adag ee soo aadan, maxaad qof ahaan u diyaarsatay, Bulsho ahaan, Dal ahaan?.

Dhacdooyinka nagu xeeran ee isa soo taraya, ummad dhan hadaysan wax qorshe ah kalahayn oo iyadoo maqlaysa Qamadi/ Shidaal waa la waayey hadana rabta inay Bur iyo Baasto dibada ka keensato.

Dhibta gudaha naga haysata, waxaa ka badnaandoonta kan ka dhalan karta ku tiirsanaanta dibada oo aynan wax qorshe ka lahayn hadii lays raamsado.

Dalku meeshiisaba ha joogee, qof ahaan isqorshee, dhugmana u yeelo waxa kugu hareeraysan.

Makula tahay, mise caadi lee waaye.

Abdirahman Abdirisak

Leave a comment