Opinion | A Debate That Can’t Be Ignored – The New York Times

https://www.nytimes.com/2020/09/30/opinion/trump-biden-debate-2020.html

Tariikhda Daarood Iyo Harti Iyo Majerten

Majeerten (maxamed harti)

Wuxu dhalay

  1. Wabeeneye
  2. Tabale
  3. Iyo awe oo kan aadka ufarcamay ah

Awe wuxu dhalay
1.Cumar

Cumar wuxu dhalay

  1. Amaanle
  2. Reer nuux
  3. Iyo Noolays oo kan aadka ufarcamay ah

Noolays wuxu dhalay

  1. Abdalle noolays (daanweyne )
  2. Muuse noolays (idigfacle)
  3. Cabdikarin noolays (tif tif )
  4. Iyo maxamed noolays oo kan aadka ufarcamay ah

Maxamed noolays
Wuxu dhalay

  1. Xijiijle

Xijiijle wuxu dhalay

  1. Cali xijiijle ,
  2. axmed xijiijle (gumasoor)
  3. Amartiwaaq xijiijle
  4. Nuurkiqabe xijiijle
  5. Reer waa rag xijiijle
  6. Filkicaag xijiijle
  7. Iyo talareer xijiijle oo kan aadka ufarcamay ah

Talareer wuxu dhalay

  1. Maxamed taloreer (wadalmoge)
  2. Xuseen taloreer (siwaaqroon)
  3. Iyo xasan taloreer oo kan aad ka ufarcamay ah

Xasan wuxu dhalay

  1. Gudoon waaq
  2. Iyo tol-jecle
    oo kan aadka ufarcamay ah

Tol-jecle wuxu dhalay

  1. Umad nabi

Umad nabi wuxu dhalay

  1. Cali umad nabi
  2. Cumar umad nabi (reer cumar)
  3. Cali umad nabi 4:Iyo jibrahiil umad nabi
    oo kan aadka ufarcamay ah

Jibraahil wuxu dhalay

  1. Cali jibraahil
  2. Saalax jibraahil
  3. Nuux jibraahil
  4. Ismaaciil jibraahil iyo
  5. ibraahim jibraahil oo kan aadka ufarcamay ah

Ibraahim wuxu dhalay

  1. Cali ibraahim (Bicidyahan)
  2. Maxamud ibraahim (reer maxamud)
  3. Cabdalle ibraahim
  4. Aadan ibraahim
  5. C/rixin ibraahim
  6. Ismaciil ibraahim
  7. Xuseen ibraahim
  8. Saleeban ibraahim
  9. Iyo maxamed ibraahim oo kan aadka ufarcamay ah

Maxamed wuxu dhalay

  1. Aadan maxamed
  2. Siciid maxamed
  3. Yaxye maxamed
  4. Iyo saleeban maxamed oo ah kan aadka ufarcamay ah

Saleeban maxamed wuxu dhalay

  1. Cali saleeban
  2. Muuse saleeban (ugaar saleeban )
  3. C/rixin saleeban
  4. Ismaciil saleeban
  5. Iyo maxamud saleeban
    oo kan aadka ufarcamay ah

Maxamud saleeban wuxu dhalay

  1. Cismaan maxamud
  2. Cumar maxamud
  3. Ciise maxamud
  4. Nuux maxamud
  5. xiriiro maxamud
  6. yaxye maxamud
  7. Muuse maxamud saleeban

Tariikhda Daarood Iyo Harti Iyo Majerten 😍😍