Majeerten (maxamed harti)
Wuxu dhalay
- Wabeeneye
- Tabale
- Iyo awe oo kan aadka ufarcamay ah
Awe wuxu dhalay
1.Cumar
Cumar wuxu dhalay
- Amaanle
- Reer nuux
- Iyo Noolays oo kan aadka ufarcamay ah
Noolays wuxu dhalay
- Abdalle noolays (daanweyne )
- Muuse noolays (idigfacle)
- Cabdikarin noolays (tif tif )
- Iyo maxamed noolays oo kan aadka ufarcamay ah
Maxamed noolays
Wuxu dhalay
- Xijiijle
Xijiijle wuxu dhalay
- Cali xijiijle ,
- axmed xijiijle (gumasoor)
- Amartiwaaq xijiijle
- Nuurkiqabe xijiijle
- Reer waa rag xijiijle
- Filkicaag xijiijle
- Iyo talareer xijiijle oo kan aadka ufarcamay ah
Talareer wuxu dhalay
- Maxamed taloreer (wadalmoge)
- Xuseen taloreer (siwaaqroon)
- Iyo xasan taloreer oo kan aad ka ufarcamay ah
Xasan wuxu dhalay
- Gudoon waaq
- Iyo tol-jecle
oo kan aadka ufarcamay ah
Tol-jecle wuxu dhalay
- Umad nabi
Umad nabi wuxu dhalay
- Cali umad nabi
- Cumar umad nabi (reer cumar)
- Cali umad nabi 4:Iyo jibrahiil umad nabi
oo kan aadka ufarcamay ah
Jibraahil wuxu dhalay
- Cali jibraahil
- Saalax jibraahil
- Nuux jibraahil
- Ismaaciil jibraahil iyo
- ibraahim jibraahil oo kan aadka ufarcamay ah
Ibraahim wuxu dhalay
- Cali ibraahim (Bicidyahan)
- Maxamud ibraahim (reer maxamud)
- Cabdalle ibraahim
- Aadan ibraahim
- C/rixin ibraahim
- Ismaciil ibraahim
- Xuseen ibraahim
- Saleeban ibraahim
- Iyo maxamed ibraahim oo kan aadka ufarcamay ah
Maxamed wuxu dhalay
- Aadan maxamed
- Siciid maxamed
- Yaxye maxamed
- Iyo saleeban maxamed oo ah kan aadka ufarcamay ah
Saleeban maxamed wuxu dhalay
- Cali saleeban
- Muuse saleeban (ugaar saleeban )
- C/rixin saleeban
- Ismaciil saleeban
- Iyo maxamud saleeban
oo kan aadka ufarcamay ah
Maxamud saleeban wuxu dhalay
- Cismaan maxamud
- Cumar maxamud
- Ciise maxamud
- Nuux maxamud
- xiriiro maxamud
- yaxye maxamud
- Muuse maxamud saleeban
Tariikhda Daarood Iyo Harti Iyo Majerten 😍😍