Allow u naxariiso Yusuf Cismaan Samater Bardacad, Xoghayii Xisbiga Bidixda ee SDU (Gareedka), iyo Mudane ka tirsanaan jirey Baarlamaanka Somalia xukuumadahii rayedka ahaa ka hor 1969.
Marxuunku wuxuu u ugu xiraa Siyaad Barre 18 sano, dambi iyo maxkamad la’aan, qol mugdi ah oo go’doon ah.
Boqolaal kun oo kale ayaa iyana kasoo wada baxay “Kuliyedda Jaalle Siyaad” ee loo yaqaan “iihay”, sidaana lagu burburiyey xaasaskoodii iyo dhalaankoodii guryaha Ciidamada Amaanka ee Faashiisku ka qaafaalanjireen aabayaasha.
Published by warsame policy & media network (wapmen)
About the blogger:
This blog is associated with the former Chief of Staff in Puntland State Presidency, 1998-2004. He also worked with the UN and World Bank Joint Secretariat for Somalia’s Re-construction and Development Program (RDP), 2005-2006, as a Zonal Technical Coordinator for Puntland and later as National Aid Technical Coordinator with the Transitional Federal Government of Somalia and European Union. He is now an independent political analyst and commentator on current issues and occasionally gives historical perspective on modern Somalia’s politics. He lives and works in Toronto, Canada. He can be reached at: ismailwarsame@gmail.com
View all posts by warsame policy & media network (wapmen)