MA KULA TAHAY ADIGA?

Ma kula tahay Adiga in Somalia u baahantahy Badbaado  Qaran?

Ma kula tahay Adiga in la wiiqo Musuq Maasuqqa Baahsan, Xatooyada Xoolaha Dadweyne, iyo boobka Hantida Qaran iyo midda gaarka ahba?

Ma doonin in aad noqoto ama doorato Xildhibaan Qaran ee Huwan Haydda Jamhuuriyedda Somalia ?

Somalia ma mudantahay Madax Qaran oo leh Haybad Wadani, Aragti Dheer  iyo Horseed Hurumar Ballaaran, u heelan Wada-Tashi iyo Dib-U-Heshiis?

Maxaa Adigu ka damacsantahay Aayaha Dalkaaga, Diintaada iyo Ubadkaaga?

Ugu dambayn, Adigu ma dooneysaa in Somalia waarto ama sii jirto?

 

Waxaa tijaabo Adiga kuugu filan sidii aad ka yeeshid Doorashada Somalia 2016.

 

Leave a Reply