SOMALIA: NACAYB SIYAASADEED

Shaki kuma jiro in dadweynaha Soomaaliyeed ka daaeleen siyaasadda Somalia iyo rajo ay ka qabaan madax wax qabaan karta.

This is exactly what they mean by political cynicism. 

MA KULA TAHAY ADIGA?

Ma kula tahay Adiga in Somalia u baahantahy Badbaado  Qaran?

Ma kula tahay Adiga in la wiiqo Musuq Maasuqqa Baahsan, Xatooyada Xoolaha Dadweyne, iyo boobka Hantida Qaran iyo midda gaarka ahba?

Ma doonin in aad noqoto ama doorato Xildhibaan Qaran ee Huwan Haydda Jamhuuriyedda Somalia ?

Somalia ma mudantahay Madax Qaran oo leh Haybad Wadani, Aragti Dheer  iyo Horseed Hurumar Ballaaran, u heelan Wada-Tashi iyo Dib-U-Heshiis?

Maxaa Adigu ka damacsantahay Aayaha Dalkaaga, Diintaada iyo Ubadkaaga?

Ugu dambayn, Adigu ma dooneysaa in Somalia waarto ama sii jirto?

 

Waxaa tijaabo Adiga kuugu filan sidii aad ka yeeshid Doorashada Somalia 2016.

 

EXTREME CONFLICT OF INTEREST.

What a traverse of lawful government operations, whereby the Speaker of the current Somali Parliament becomes a part and parcel of the Executive Branch.

What a shame, gross violation of the law and breach of public trust! This Speaker should be banned for life to be a party to any government.

 

AFFLUENT LIFESTYLE UNDER BAD AND FAILED LEADERSHIP

Mogadishu-Sept. 7, 2016

According to reliable news sources inside Somalia, the monthly household expenses of President Hassan Sh. Mohamud amount to two hundred thousand US $, Speaker Jawari’s one hundred fifty thousand US $ and PM Omar Abdirashid’s seventy five thousand US $. The monthly salary of US President Barack Obama is approximately two hundred thousand US $ a year.