DAMBIYO AADAMI IYO KU XADGUDUB DASTUURRADA PUNTLAND IYO FEDERAALKA

warsame digital media's avatarWarsame Policy & Media Network (WAPMEN)

Su’aasha ugu weyn ee maanta Puntland la iska weydiinayo: waa maxay doorka iyo waajibka dastuurriga ah ee Baarlamaanka Puntland dulsaaran marka la eego fal-dambiyeedii dhawaan ka dhacay magaalada Gaalkacayo, ku xadgudubka cad ee dastuurrada Puntland iyo  Federaalka iyo in masiirkii Somalia iyo Puntland gacanta loo galiyo Kooxda Muqdisha iyo “GalMudugh”?

View original post

Leave a comment