Akhriso Khudbadii New York ee Isniinta “Madaxweyne Xasan Sheikh oo Warbixin u Gudbiyay Wadamada daneeya Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh oo Shirwaynaha Qaramada Midoobey ka qayb galaya ayaa shalay oo isniin ah wuxuu warbixin ku saabsan Soomaaliya uu u gudbiyey Shir gaaban oo Wadamada daneeya ay u qabteen Arimaha Soomaaliya kasoo ka dhacay isla Xarunta Qaramada Midoobey ee New York oo uu hada Madaxweynuhu ku sugan yahay. Khudbadii Madaxweynaha…

Source: Akhriso Khudbadii New York ee Isniinta “Madaxweyne Xasan Sheikh oo Warbixin u Gudbiyay Wadamada daneeya Soomaaliya

Leave a comment