FARMAAJO: CADAADIS SIYAASADEED KEEN DIB U NOQOSHO SIYAASADEED

Runna ma sheegayo, beenna ma sheegayo, waase ogalaaday in aan dib ugu laabto teendhadii.

“Laba jeer baan dhagaystay khudbadii Farmaajo waxaana iiga soo baxay in Farmaajaha caaway uu Farmaajihii hore yahay.

Saddex waxyaalood baa sifa u ah:

  1. In xaqiida jirta iyo waxa lagu haysto uu ka aamuso oo soo hadalqaadin (silence).
  2. In uu ka fogaado arrimaha laysku haysto oo uusan toos uabbaarin (avoidance).
  3. In uu inkiro in khaladaadka ugu waaweeyn isaga ka imaanayaan welina ku sii socdo (denial).

weli baarlamaankii waqtigiisu dhacay buu ku sii socdaa oo weliba leeyahay “Dastuur baan ilaalinaya.”

shirkuu shalay ka soo baxay buu leeyahay “Ha lagu soo noqdo.”

Haddaba see loola dhaqmaa? Maxaa habboon in la sameeyo?”

Maxay adiga kula tahay?

WDM YEARLY SUBSCRIPTION

Annual fee

$37.00

Leave a comment