WardheerNews: CODENAMES FOR CLAN CLEANSING AND GROSS HUMAN RIGHTS VIOLATIONS IN SOMALIA

via WardheerNews: CODENAMES FOR CLAN CLEANSING AND GROSS HUMAN RIGHTS VIOLATIONS IN SOMALIA

Names targeted for human rights abuses, violent personal attacks and clan cleansing in the Somali Civil War

via Names targeted for human rights abuses, violent personal attacks and clan cleansing in the Somali Civil War

Names targeted for human rights abuses, violent personal attacks and clan cleansing in the Somali Civil War

Dagaalka sokeeye ee Soomaaliya waxaa ka dhashay magac-bixin loogu talagalay ku xadgudubka xuquuqda aadamiga sida ereyyada. “Othering” others for human rights abuse and targeting victims by devising these slogans during the Somalia’s Civil War:

Shidada dhexdeeda (in the height of the War):

1. Faqash
2. Looma Ooyaan
3. Mooryaan
4. Dayday
5. Jirri
6. Marti
7. Dhaqan-celis
8. Al-Shabab
9. . Burcad-badeed
10. Ninkii dhoof-ku-yimi baa geeridu dhibaysaa.
11. Reer bililiqo
12. Gardheereyaal
13. Diaspora
14. haraaagii kacaanka
15. Alshahaado la dirir
16. Jeegaanta.

Bilowgii shidada ( in the simmering condition of civil discontent before outbreak of full civil war):

1. Soomaali Qaldaan
2. Fara-dheer
3. Maryoolay
4 Soo galoodi
5. Labo goodle
6. Wale-weyn
7. Kacan-diid
8. Mahbar
9. Qurmis
10. Qaran-dumiye
11. Daba-dhilif
12. Dhiire-geliye qabiil
13. Samadiid
14. Dadbaa meelo buktaa.
15. MOD
16. Dhafoor-qiiq
17. Wadaad Xume

Fadlan, ku dar ereyyo kale. Magacyadu waa in ay ku lugleeyihiin dagaalka sokeeye ee Soomaaliya, dadna la bar-tilmaaneysanayaa.

By Staff Writer