Musharax Cali Xaaji Warsame oo maanta Booqday Qaar kamid ah Goobaha Waxabarashada ee Kuyaala magaaladda Boosaaso(Sawirro)

Musharax Cali Xaaji Warsame oo maanta Booqday Qaar kamid ah Goobaha Waxabarashada ee Kuyaala magaaladda Boosaaso(Sawirro).

“Nin Seexday sicii dibi dhal”

“Nin Seexday Sicii Dibi Dhal”

warsame digital media's avatarWarsame Policy & Media Network (WAPMEN)

Xog Culus ama Su’aallo Muhiim ah oo la iska weydiinayo doorasho sax ah ee ka dhacda Puntland 2014:

1. Maxaa ka dhab ah in Madaxweyne Faroole damacsanyahay in uu saaxibadiisa siyaasadeed iyo shaqaale ku magacawdo Gudiga Khilaafaadka sida Cali Barre Jaamac Gibin (Gobolka Mudugh, Wakiilkiissa Nairobi), Maxamed Xassan Barre (Shibiralaaye, Gobolka Karkar), Barkhat Cali Saalax (Gobolka Bari), Cali Yusuf Cali Xosh ama mid kaloo la mid ah (Gobolka Nugaal, Aaran Jaan), iyo in la raad-goobayo wakiillo Sool iyo Sanaag matala ee Maamulka haatan jooga ku xaglinaya)?

2. Maxaa Musharaxxiinta kale uga gaabsanayaan ama uga hadliwaayaan Gudiga Amniga ee Madaxweyne Farrole iskii u magacawday xilliga doorasha?

3. Tuhun ama cadayn ma jirtaa in gaargaar bani-aadamnimo ee haatan socda maamulku u isticmaalayo ujeedooyin iyo hawlo siyaasadeed?

4. . Maxaa Degellada ama website-yada Soomaalidu intooda badani uga gaabsnayaan arrimaha kor ku xusan si loo sugo doorasho sax oo ka dhacda Puntland?

Su’aallaha iyo…

View original post 10 more words

Su’aallaha iyo qaar kaloo badan ayaa haatan waxgaradka Puntland isweydiinayaan, kana digayaan.